Qaramada Midoobay oo ku baaqday in dhulka Falastiin la geeyo ciidamo hubeysan oo….

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, ayaa ku baaqay dhulka Falastiin ee xooga ku heesato Isra’il in la geeyo ciidamo hubeesan oo hoos imaanaya Qaramada Midoobay sidoo kale loo diro kormeerayaal madani ah. Waxa uu sheegay Antonio Guterres, in muhiim tahay in shacabka Falastiin  in la ilaaliyo si fiicana loo difaaco, waxa uu xusay in dadka rayidka ah … Continue reading Qaramada Midoobay oo ku baaqday in dhulka Falastiin la geeyo ciidamo hubeysan oo….